Dib u noqo Cabashooyinka
La helaySomnetQiimaha adeegyada

Cabasho Adeegga Mudnaan – Somnet

Salaam Data ServiceJuun 9, 2026

Sharaxaadda Cabashada

Waxaan si xushmad leh cabasho uga muujineynaa shirkadda Somnet, maadaama adeegga Mudnaan uu noqday mid si gaar ah shirkaddu u maamusho, taasoo keentay in qaar ka mid ah adeegyada aanan si habboon uga iibin karin macaamiisheenna. Arrintani waxay saameyn ku yeelatay shaqadii iyo adeeg-bixintii aan u qaban jirnay macaamiisha, sidaas darteed waxaan codsaneynaa in cabashadan si dhab ah loo tixgeliyo, lana helo xal cadaalad ah oo u saamaxaya daatooleyda inay si siman oo hufan ugu adeegaan macaamiishooda.

1 faalladood

Faallada Dadweynaha

M
Mohamed NorJun 9, 2026

waa runtaa wlh sxb somnet il naxariis leh hanagu fiiriso

Ku dar faalladaada

0/1000