Telecom Agents

Telecom Agents Somalia — Daatooleyda Telecom-ka Soomaaliyeed

Xog ku saabsan hab-dhaqanka daatooleyda telecom-ka Soomaaliya iyo sida ay u shaqeeyaan providers-ka waaweyn.

Telecom agents-ka Soomaaliya waa daatooley/ganacsato yaryar oo ka iibiya bulshadooda adeegyada shirkadaha telecom-ka — data bundles, recharge, iyo mobile money. Waxay ka shaqeeyaan dhammaan gobollada Soomaaliya, iyagoo la shaqeeya providers sida Hormuud, Somtel, Somnet, Amtel, iyo Somlink.

All Agents Data (Ururka Daatooleyda Soomaaliyeed) waa madal madax-bannaan oo u taagan agents-kan, iyagoo bixiya mediation cabashooyin, dukumentiyada rasmiga ah, iyo shabakad ay iskaga wada shaqeeyaan.

Providers-ka daatooleydu la shaqeeyaan